Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ciyaaraha Koobka Adduunka: 5 layaab iyo 5 niyad jab

Ciyaaraha koobka adduunka ayaa maraya heerka guruubyada, waxaana koox kasta ay dheeshay ugu yaraan hal kulan. Weriyaha BBC-da uga warramaya ciyaaraha, Stephen Fottrell ayaa eegaya 5 la yaab iyo 5 niyad jab oo laga arkay ciyaaraha koobka adduunka ilaa iyo hadda. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdiraxman.