Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maxkamad EU oo taageertay hogaanka Farance ee niqaabka

Maxkamadda sare ee xuquuqda aadanaha ee Yurub ayaa taageertay mamnuunicidda dowladda faransiiska ay ku diiday xirasha niqaabka oo ay haweenku ku xirtaan dibadda.

Dacawaddan oo ay keentay gabar 24 jir ah oo u dhalatay faransiiska taas oo ku dooday in go'aan lagu diiday niqaabka uu xadgudub ku yahay xorriyadeeda diimeed.

warbintaas waxaa noo haaya C/raxmaan maxamed aadan koronto: