Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Muxuu yahay cudurka Ebola

Ururka caafimaadka adduunka (WHO) wuxuu ku baaqay “tallaabo adag” in la qaado si loo xakameeyo cudurka dilaaga ah eek a dilaacay Galbeedka Africa, oo dilay ku dhowaad 500 oo qof. Waxaa lagu tilmaamay Ebola in uu yahay cudurka ugu ballaaran ee mar kaliya dilaaca marka la eego inta jeer, dhimashada iyo baaxadda dhul ee uu gaaray.

BBC ayaa sharaxaysa sababta cudurkan uu aadka halista ugu yahay – 60 ilbiriqsi.