Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Qiimaha Khaatka Muqdisho oo hoos u dhacay

Qiimaha la kala siisto Khaatka ayaa si weyn hoos ugu dhacay magaalada Muqdisho.

Waxaa qiimo dhacaasi loo aaneynayaa iyadaa oo dalka Britain laga mamnuucay Khaatka, dalkaasi oo ahaa suuqa ugu weyn ee loo iib geeyo Khaatka, gaar ahaan kan laga beero dalka Kenya.

Weriyaha BBC-da ee Muqdisho, Maxamed Ibrahim Macalimu ayaa u kuurgalay arrintaa oo warbixintan kasoo diyaariyay.