Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Video Booqashada Madaxwayne Faransiiska ee G/Africa

Madaxwaynaha Faransiiska ayaa bilaabay 3 maalmood oo booqasho uu ku joogo galbeedka Africa. Waxaa suurtagal ah in France Hollande booqashadiisa waxaa hareeynaay halista dhinaca amniga gobolka iyo samaynta xiriir dhaqaale. Wuxuu ku hormarayaa Ivory Coast, wuxuu kaloo tagayaa Niger iyo Chad maalmaha soo socda.