Weerar lagu qaaday Xeebta Dalka Kenya
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Nin Gannacsade Soomali ah oo la dilay

Magaalada Nairobi waxaa laga helay maydad rag soomali ah oo mudo la la'aa, ragan waxaa ku jira ganacsade bil ka hor laga kaxaystay goob ganacsi oo xaafada islii ku taala,

Ninka maydka ah eheladiisa waxay sheegeen in raga ninkan kaxaystay ay isku sheegeen inay ahaayeen waaxda dambi baarista ee Booliska,

Mudo markii la la'aa ka dib waxaa shalay maydkiisa laga helay qolka maydadka lagu kaydiyo.

Booliska oo aan la xiriirnay waxay sheegeen inaysan la socon dhacadaadasi balse ay baari doonaa,

Hadaba sidii ay wax u dhaceen, ayaa Mohammud Ali waxuu ka waraystay, Maxamed Axmed Jimcaale oo ninka la dilay adeer u ah.

Halkan ka dhagayso