Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Finland oo Jawaab bixisay

Waxaa bbc ay la xiriirtay agaasimaha arrimaha caalamka ee wasaaradda dibadda ee Finland, Vista Hakkanen oo yiri qofku haddii uu qaan-gaar yahay wixii uu keensado isagaa ka masuul ah.