Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Naafada oo ciyaaro loogu qabanayo Siyeelo

Magaalda Siyelo ee dalkani Kenya ayaa waxaa lagu qabnayaa tartan spors oo loo qabanayo dad curyaamiinta ah ee gobolkaasi.

Magaalda Wajeer ayaa waxaa tartankaas uga qayb galaya seddex ciyaartooy Naafa ah.

Haddaba wariyaha bbc-da ee waqooyi bari Kenya Bashkash Jugsodhacay ayaa warbixintaan nooga uu kasoo diray ku eegaya tartanka waxa uu yahay iyo qaabta ay curyaaniinta u tartamayaan.