Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Mustaqbalka qaxootiga Soomaalida

Image caption Ra'iisalwasaaraha Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Axmed oo Dhadhaab booqday

Barnaamijka 'Waxey ilatahay' ee toddobaadkan waxaan ku soo qaadanay xaalada iyo mustaqbalka qaxootiga Soomaalida ee ku nool waddamada geeska Afrika.