Drones
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Guddoomiyaha Shabeellaha hoose oo ka hadlay weerarka

Ciidamada mareykanka ayaa xalay howlgal ka dhan ah xarakada al-shabaab ka gaystay gudaha, sidaasina waxaa sheegay af-hayeenka waaxda difaaca mareykanka.

Af-hayeenka Pentagonka Rear Admiral John Kirby ayaa warbixin qoraal ah waxa uu ku sheegay in ay qiimeynayaan natiijada howl-galkaasi isla markaana ay xogta weerarkaasi soo gudbin doonaan xilliga ugu habboon.

Haddaba Cabdiqadir Muxamad Nur ayaa arrintaas uga warramay Cabdifitaax Ibraahim Cagayare.