Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Jigjiga oo isbadal aad u wayn uu ka jiro

Magaalada jigjiga ee caasimadda Dawladda Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa sanadihii u dambeeyay horumar aad u wayn samaysay, inkasta oo kaabayaashii dhaqaalaha wax wayn laga qabtay. magaaladaasi wali waxaan laga haqab tirin dhanka biya. Si aan wax badan uga ogaano xaalada Magaalada Jigjiga wariyaha BBC Cabdullahi sheekh Cabdirisaaq oo dhawan magaaladaasi booqday ayaa waraystay duqa magaalada Jigjiga Cabdirisaaq Saxane.