Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maalinta macalimiinta adduunka

Maanta waxaa caalamka laga xusayaa maalinta macalimiinta adduunka.

Dalka Kenya, waxaa ka jira deegaanno cimilo ahaan, iyo waxbarid ahaanba ay dhibaato badan ka haystaan macalimiinta.

Abtidon Ibrahim Macalim waa bare wax ka dhiga dugsiga hoose/dhexe ee Kamor ee magaalada Mandhera, waxaa uu caqabadaha ka macalin ahaan haysta uga warramay weriyaha BBC Maxamud Cali Maxamed.