Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Kalkaaliso uu Ebola ku dhacay

Lahaanshaha sawirka Reuters

Kalkaaliso caafimaad ayuu ku dhacay Ebola. Isbitaalka ayaa la dhigay, ninkeedii karantiin ayaa la galiyey, iyadoo 3 qof oo kalena la karantiilay, sida mas'uuliyiintu ay maanta sheegeen. Waxaa isha lagu hayaa dad kale, oo ay suuragal tahay in ay xiriir la sameeyeen kalkaalisada.