Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Shirkii arrimaha federaalka Somalia oo la soo gabagabeeyay

Magaalada Addis Ababa waxaa lagu soo geba gabeeyay kulan looga hadlayay arrimaha federaalaynta Soomaliya oo ay soo qaban qaabiyeen Hay'daha HESPI iyo ururka IGAD.

Kulanka waxaa ka qeyb galayay madax iyo mas'uuliyiin Soomali ah oo ka dooday qaabka ugu sahlan iyo suurtogalnimada federaalaynta Soomaliya.

Cabdirisaaq Xaaji Catoosh ayaa arrimahaas ka waraystay Dr Cali Cise Cabdi oo ka mid ah qaban qaabiyeyaasha kulanka.