ilwad
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Filim ka hadlayay waxqabadka haweenka

Waxaa bandhigga Todobaadka Soomaalida sanadkan lagu casuumay Ilwaad Elman, oo ah madaxa mashaariicda hey'adda Elman iyadoo lagu soo bandhigay filim ka hadlayay waxqabadka haweenka oo iyadu ay qeyb ka aheyd.