Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Hargaysa sidee looga arkaa Dimuqradiyadda

Maanta waxaa adduunka laga maamuusayaa maalinta dimuqraadiyadda.

Dimuqraadiyadda iyo waxa ay tahay ayaa lagu kala aragti duwanyahay, hadaba si aan u ogaano aragtida ay dadka Hargaysa ka qabaan dimuqraadiya ayaa wariyaha BBC-da Axmad Saciid Cige ayaa maykarafoonka la dhex qaaday, waana kuwan qaar kamid ah oo ra'yigooda dhiibanaya.