Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

AMISOM oo loogu baaqay nabadeynta Guriceel

Hogaamiyaal dhaqaameedka shirka dib u heshiisiinta beelaha gobolabada dhexe ee ka socda magaalada Dhuusamareeb, ayaa warmurtiyeed ay soo saareen ku codsaday in ciidammo AMISOM ah la geeyo degmada Guriceel si loo joojiyo colaadda halkaa ka taagan.

Odayaasha ayaa dhinaca kale dhaliilay qaabka ay dowladda Federaalka ah u wajahday xal u helida colaadda Guriceel.

Cabdiladhiif Cabdullaahi Warsame waa afhayeenka shirka dib u heshiisiinta ee gobollada dhexe, waxa uu arrimahaas uga warramay Farah Lamaane.