Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Shacabka Gaarisa oo ka cabanaya bandowga

Ka dib weerarkii Khamiistii ka dhacay jaamacadda Gaarisa, ayaa waxaa magaalada iyo magaalooyinka kale ee gobolka Waqooyi Bari lagu soo rogay bandow ka bilaabmaya 6:30 fiidnimo ilaa iyo 6:30 aroornimo.

Bandowgaasi ayaa saameyn dhinacyo badan leh ku yeeshay bulshada ku dhaqan Gaarisa.

Haddaba dhibaatada dhanka ganacsiga ah ee uu keenay bandowga ayaa waxaa warbixintan ku eegaya weriyaha BBC Bashkas Jugsoo dhacay.