Cabdi Maxamuud Cumar
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Madaxwaynaha Soomaalida Itoobiya: Waan aqbali doonnaa haddii nalaga guulaysto

Madaxwaynaha Dawladda Deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa sheegay in uu aqbali doono haddii xisbigiisa lagaga guulaysto doorashada dalkaasi ka dhici doonta bisha May ee 2015-ka.

Wariyaha BBC-da Xasan Deeq Cabdullahi Haybe, oo oo waraysatay ayaa ugu horrey waydiiyay jaamacaddii labaad ee deegaanku yeesho oo laga dhagax dhigay magaalada Qabridahar ee Deegaanka Soomaalida Itoobiya.