Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Warbixin ku saabsan nadaafadda Islii

Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi waxaa ka bilowday ol'ole nadaafadeed oo la doonayo in qashinka looga qaado xaafadda. Dowladda Hoose ayaa magaalada Nairobi ayaa horkacaya qorshahan, oo sidoo kale ay ka qeybgalayaa dad ka socda xafiiska xildhibaanka Kamakunji. Axmed xaji xasan ayaa warbixintan ka diyaariyay