Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Booqashada Boqor Burhan

Boqor Burhan Boqor Muuse oo ka mid ah hogaanka dhaqanka Soomaalida oo maalmahan joogay dalka Koonfur Afrika ayaa la kulmay jaalliyadaha Soomaalida ee magaalooyin ay ka mid yihiin Johanesburg, Durban iyo Elizabeth halkaasi oo laga soo sheegay in waxyeelo ka soo gaartay Soomaalida rabshadihii shisheeye naceybka.

Cabdinuur Sheekh Maxamed ayaa telefoonka Johanesburg ku wareystay boqor Burhan.