Garissa
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Walwal ka dhashay weerarrada Al-Shabaab ee Garissa

Kadib marki Al-Shabaab ay weerar gaadmo ah ku qaadday booliis marayay meel u dhaw magaalada Yumbis oo hoos timaada gobolka Gaarisa, ayaa saameynti ka dhalatay weerarkaasi waxaa Cissa Xaaji Cabdille uu ka wareystay wakiilka barlamaanka hoose ee Garissa u matalo Jerrajila, oo magaalada yumbis ay hoos timaato, Mahat Cusmaan Beret.