Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Somaliland: Tartan kubadda ah

Koox ka socota Somaliland ayaa ka qayb galaysa tartan dhexmaraya kooxo Afrikaan ah oo ka dhacaya London.

Tartankaasi oo la yiraahdaa isreereebka qaramada Afrika ee UK ayaa waxa uu Cabdiraxmaan Bidhaan ka wareystay Jaamac Olol oo ah xiriiriyaha arrimaha Sportiga Somaliland ee UK.