Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Soomaaliya oo ka qeybgaleysa shirka shaqaalaha caalamka

Markii ugu horsey ayaa Xubno ka socda dowladda Soomaaliya, rugta ganacsiga iyo ururweynaha shaqaalaha Soomaaliya ayaa waxa ay ka qeyb galyaaan Shirka Ururka shaqaalhaa aduunka ee Geneva.

Shirkayaa waxaa looga hadlayaa xaaladaha shaqaalaha iyo horumarinta shuruucda shaqaalaha aduunka. Ra'iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya, Mohamed cumar Carte Qaalib ayaa shirka khudbad ka jeediyay, wariyaha BBC-da Mohamed Abdirahman ayuu u warramay.