Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Iskuul dumarka lagu baro kaxeynta gawaarida

Ubax yuusuf maxamuud waxay ka aasaastay magaalada hargeysa dugsi lagu barto wadida baabuurta iyadoo si gaar ah u barta dumarka sida baabuurta loo kaxeeyo oo dhibaato markii hore ka haysatay dumarka marka raggu barayaan dareewalnimada .

weriyaha BBC ee hargysa Axmed saciid cige ayaa warbixintan nooga soo diray isagoo mid ka mid ah baabuurta najah driving school ee ubax ku baraysay hablaha la raacay wadooyinka hargeysa