Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maxaa iska badalay Haweenka Afrika tan iyo 2002

Shirwaynaha Midawga Afrika ayaa ka socda dalka Koonfur Afrika, halkudhaga sanadkana waa dhiirigalinta haweenka iyo horumarintooda. laakiin maxaa iska badalay nolosha haweenka tan iyo 2002?