Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dhibaatada guurka caruurta

Sanad waliba maanta oo kale waxaa loo dabaaldegaa maalinta caruurta Afrika. Sanadkan waxaa diirada la saarayaa guurka caruurta qaaradda Afrika.

Soomaaliya ayaa waxa ay ka mid tahay goobaha ay dhibaatada badan caruuntu kala kulmaan waxyaaba badan, gaar ahaan guurka da' yarida lagu guursado.

Wariyaha BBC ee Muqdisho Maxamed Ibraahim Macalimu ayaa warbixintan ku eegaya dhibaatada haysata caruurta Soomaaliyeed.