Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Diyaargarowga Ramadhaanka ee xaafadda Islii

Waxaa si wanaagsan Ramadhaanka looga diyaargaroobay magaaladan Nairobi, gaar ahaan xaafadda Islii ee ay Soomaalida ku badan tahay.

Warbixin ku saabsan diyaargarowga Ramadhaanka ee xaafadda Islii, waxaa inoo diyaariyay weriyaha BBC Fardosa Maxamed Cilmi.