Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waraysi: gudoomiyaha baarlamaanka galmudug

Xubnaha barlamaanka maamul goboleedka Galmudug ayaa shalay magaalada Cadaado ee Soomaaliya ku doortay gudoomiye.

Cali Gacal Casir ayaana noqday gudoomiyaha cusub ee la doortay.

Weriyaha BBC-da Fardosa Maxamad Cilmi ayaa guddoomiye Cali ka wareystay hawlaha horyaala baarlmaanka cusub iyo qorshaha maamulka cusub, balse waxa ay ugu horeyn weydiisay dareenkiisa.