Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Siyaasiyad naafa ah oo u ololeysa xuquuqda dadka naafada ah

Maamulka la soo doorto ee deegaanka Wajeer waxaa xubin ka ah haweeney lixaadkeedu dhiman yahay oo matasha dadka naafada ah.

Faadumo Yuusuf C/laahi waxay golaha baarlamaanka hoose ee Wajeer uga doodaa xuquuqda dadka naafada ah.

Waxaa la kulmay Bashkas Jugsoodhacay, oo marka hore weydiiyey bal inay dad kale oo naafo ah ku wehliyaan.