Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wareysi: Xildhibaanka ugu da'da golaha Ceerigaabo

Deegaannada ay Soomaalida degto, gaar ahaan Somaliland waxaa aad ugu yar dhalinyarada xilalka siyaasadeed ay bulshada u doorato.

Maxamuud Warsame Jaamac waa xildhibaanka ugu da'da yar 21-ka mudane ee golaha deegaanka ee magaalada Ceerigaabo, wuxuuna u ololeeyaa sidii dhallinyaradu siyaasadda Somaliland kaalin weyn uga heli lahaayeen.

Weriyaha BBC Axmed Saciid Cige ayaa Maxamud Warsame Jaamac ku wareystay Hargeysa. Waxa uuna marka hore weydiiyay sida lagu soo doortay.