Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waraysi Soomaali jooga Giriiga

Dalka Gariiga ayaa weli la daalaaya dhacaya dhibaatada dhaqaalaha ee haysata.

Dalalka yurub ayaa waxa ay ka arrinsanaayaa hindisayaal cusub oo Ra'isal wasaaraha dalkaasi uu dhawaan gudbiyay kaddib markii Afti dadweynaha laga qaaday.

Waxaa la sheegayaa in xarumo ganacsi ay xirmeen, sidoo kale bangiyada ayaa la xiray, dadkana waxaa loo ogolyahay inay lacag xadidan maalintii ay la bixi karaan. Hadaba sidey u saameysay Soomaalida deggan Giriiga, Keyanidiid Cabdiweli ayaa arrintaasi Axmed Xaji Xasan uga warramay