Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Sidee timaha loo jartaa wakhtigan

Dhallinyarada Soomaalidu sideey hadda u jartaan timaha? Weli qaababkii hore ee timaha weyn lala bixi jiri ma jiraan? Yaase ay ku deydaan haatan dhallinyaradu xagga tima-jarashada?

Weriyaha BBC ee Hargeysa, Axmed Saciid Cige, ayaa tegay mid ka mid ah Raysleyaasha ama timo jarayaasha magaalada Hargeysa oo weydiiyay su'aalahaasi iyo kuwo kaleba shaqaalaha timaha jara iyo weliba dhallinyarada timaha loo jarayayba.