Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Obama oo ka hadlay qarixii Jazeera

Madaxweyne Obama ayaa cambaareeyay qaraxii shalay lala eegtay huteelka Jazeera ee magaalada Muqdisho.

Tirada dadka ku dhintay weerarkaasi oo ay Al-shababa sheegatay ayaa hadda gaartay 17 qof.

Weriyaha BBC-da Maxamed Ibraahim Mucalimuu ayaa ka warramaya.