Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Nicholas Kay oo BBC uga warramay doorashada 2016ka

Magaalada Muqdisho waxaa maalinkii labaad ka socda kulan weyn oo beesha caalamka, dowlada federaalka ay ka leeyihiin hiigsiga 2016-ka, sidoo kale waxaa laga wadahadlay doorashada 2016-ka iyo cqabadaha jira.

Weriyaheena Muqdisho Maxamed Ibraahim Mucalaimu ayaa la kulmay ergayga qaramada Midoobay Danjire Nicolas Kay oo weydiiyey, bal inuu sharaxaad ka bixiyo ajedenyaasha shirkan.