Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Safiirka cusub Somalia ee Kenya

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta waxa uu si rasmi ah u qaabilay safiirka cusub ee Somalia u wakiilatay Kenya Jamaal Maxamed Xassan. Xaflad ka dhacday aqalka madaxtooyada ayaa waxa si rasmi ah looga guddoomay warqadihiisi aqoonsiga. Jamal, waxa uu ka qeyb qaatay xafladaas isagoo ku labisan dharka hidaha iyo dhaqanka ee Soomaalida.

Haddaba Weriyaha BBC-da Mohammud Ali ayuu u waramay, wuxuuna ku bilaabay marka hore in uu ka waramo dareenkiisa.