Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Hub iyo Rag lagu qabtay magaalada Gaarisa

Hay'adaha ammaanka ee magaalada Gaarisa ayaa sheegay inay qabteen hub sharci daro ah iyo rag ay sheegeen inay ka tirsan yihiin Al-shabaab.

Maxamuud Saalax oo ah madaxa ammaanka ee gobolka Waqooyi Bari Kenya, ayaa weriyaha BBC Bashkas Jugsoodhacay uga warramay sida ay hubka iyo ragga u qabteen.