Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Suuqyada kala iibsiga ciyaartoyda oo xirmay

Waxaa soo xirmay suuqii kala iibsashada ciyaartoyda, kooxaha ka dheela horyaalka Ingiriiskuna waxa ay isticmaaleen lacag gaaraysa 870 bilyan oo bawn.

Sanadka oo dhan hal bilyan oo Bawn.

Haddaba siday suuqa uga faaiidaysteen kooxuhu, Maxamad Daysane ayaa arrimahaasi uga waramay wariyaha BBC Xasan Haybe.