Maskaxda macmalka ah
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Horumarka maskax u samaynta kombuyuutarada

Maskaxda macmalka ah ayaa ah mowduuca dunida ugu xiisaha badan waqtiga ee aadka looga dodo…dadka qaar waxay leeyihiin, bini’aadaminimada ay badbaadin kartaa, xitaa in dadku noqon karaan kuwo aan dhiman. Kuwo kale waxay leeyihiin bini’aadamka ayay burburin kartaa dhamaantiis. Balse runtu waxay tahay in inteena badan aanan garanaynin waxa ay tahay. Waa kan warbixin si kooban u faahfaahisa.