Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Hindiya oo samaysanaysa internetka 4G

Internetka Hindiya ayaa ah mid aan dhaqso badnayn, qaali ah, meelo badana ka jirin. Teknoolajiyada 4G oo mobilka lagu isticmaalayo ayaa la gaynayaa meelo badan waddanka.

Rajo wayn ayaa laga qabaa sida uu dad badan internetka u gaarsiin lahaa.