Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

17 jir baabuur wadid caalami ah ka qaybgalaya

Maanta waxaa dalka Spain ka furmay tartanka gawaadhida ee World Rallycross.

Waxaana ka qayb galay wiil dhallinyaro ah oo kenya u dhashay waa markii u horeysay darwal gawaarida caynkan oo kale ku tartamaya oo african ah uu ka qayb galo.

Arrinta cajiibka ah ayaa ah in wiilkan yar oo oo lagu magacaabo Tejas Hirani uusan haysanin ruqsada baabuur wadida Wariyaha BBC-da David Wafula ayaa warbixintan inoo diyaariyay Xasan Haybe ayaana inoo soo jeedinaya.