Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Subaxa Ciida maxay tahay waxa loo baahan yahay

Sheekh Cabdi Xayi Sheekh Aden waa bare ka tirsan jaamacada Muqdisho, gaar ahaan kuliyada Shareecada.

Wuxuu weriyaha BBC Ibrahim Maxamed Aadan uga warramay fadliga ay maalintan ciidul adxaa ay u leedahay umaddaha Islaamka iyo waxyaabaha laga doonayo dadka aanay u suurta galin inay gutaan waajibaaadka xajka ee sanadkan.