Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Sare u qaadidda wax soo saarka beeraha Soomaaliya

Haddaba yoolalkaasi horumarineed ee madaxda adduunka ay ka shirayaan waxaa ka mid ah in la dhiirageliyo beeraleyda si wax soo saarkooda sare loogu qaado, loona helo cunno dunida ku filan.

Soomaaliya ayaa leh dhul beereed aad u ballaaran, haddana waxaa la sheegayaa inay aad u yaryahay dalaga kasoo go' beeraha dalka.

Haddaba sidee lagu hormarin karaa wax soo saarka beeraha, maxayse yihiin caqabadaha haysta beeraleyda.

Axmed Xaaji Xasan ayaa arrintaasi ka wareystay Maxamud Maxamed Maxamuud, oo ah agaasimaha wasaaradda beeraha ee dowladda Federaalka Soomaaliya.