Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Tijaabo daawayn cusub ee indho la'aanta

Daawayn cusub ayaa la isku dayayaaa in lagu daaweeyo cudurka ugu badan ee sababa indho la'aanta. Dhaqaatiirta London ayaa isticmaalaya Stem Cells si loo daaweeyo cudurka dada la xiriira ee AMD.

Waa cudurka saddexaad ee indho la'aanta keena adduunka sida ay sheegtay Qaramada Midoobay. Hada ayaa hab daawayn cusub ay keeni kartaa in lagu guulaysto daawaynta indho la'aanta.