Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Guriga taliyaha booliiska Boorama oo la gubay.

Magaalada Boorama, waxaa maanta ka dhacay rabshado dabo socday dhimashadii ka dhalatay ciyaartii shalay dhexmartay kooxaha Maroodi jeex iyo Awdal.

Dhallinyaro careysan ayaana dab qabadsiiyay guriga taliyaha qaybta booliiska.

Haddaba si aan wax uga ogaano arrimahaasi, waxaan khadka taleefanka kula xiriirnay Axmad Cadare oo ah wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha ee Somalilanad.