Ebola
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Muhimmada caafimaad ee faraxalka oo looga hadlay Hargeysa

Maanta oo ku beegan maalinta faraxalka adduunka, ayaa waxaa la sheegay in ay tahay fursad lagu booriyo oo lagu dhiirigaliyo dadka, in ay gacmaha isaga dhaqaan saabuun xilliyada adag.

Haddaba faa'iidada caafimaad ee uu leeyahay faraxalku ayaa weriyaha BBC ee Hargeysa, Axmed Saciid Cige, wuxuu weydiiyay dhakaatiir iyo dadweyne caadi ah, wuxuuna nooga soo diray warbixintan.