Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Millen Magese oo u ololaynaysa cudurka haweenka ee Endometriosis

Millen Magese ayaa caan ka ah Afrika waxay faanisaa dharka, waxayna ku guulaysatay tartanka quruxda ee Tanzania.

Laakiin Millen ayaa waxay kaloo caan ku noqotay inay u ololayso oo ka hadasho cudurka ku dhaca xubnaha taranka ee dumarka ee Endometriosis.

Cudurka ayaa sababa caado badan oo xanuun leh iyo ilmo la'aan.