Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Shirka Maamul wanaaga qaaradda Afrika

Shir looga hadlayo arrimaha dimoqaraadiyada iyo maamul wanaaga qaarada Africa ayaa waxa uu ka socdaa caasimadda Kigali ee dalka Rwanda.

Shirkaan ayaa u jeedadiisu waxay tahay in dadka Afrikaanka ah ay helaan dimuqaraadiyad iyo maamul wanaag ka yimaada dadka Afrikaanka ah.

Haddaba, Rugta ganacsiga iyo warshadaha ee Soomaaliya ayaa markii ugu horaysay ka qeybgaleysa kulankan oo sanadle ah.

Cabdi Abshir Dhore oo ah agaasimaaha rugta ganacsi iyo warshadaha Soomaaliya ayaa qadka teleefanka ugu waramay Fardosa Maxamad Elmi.