Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wareysi: Gabar maamule ka ah tiyaatarka Cedar

Faadumo Ibraahim waa gabar Soomaaliyeed oo ah madaxa hurumarinta barnaamijyada uu soo bandhigo tiyaatar wayn oo kuyaala wadanka Mareykanka lana yiraahdo Cedar Theatre.

Waxaa ka tuma oo lagu casuumaa fanaaniinta caanka ah ee dunnida oo dhan.

Dhawaan ayaa tayaatarkaasi barnaamijyadiisa ku daray in ay ka tumaan fanaaniinta Soomaaliyeed kuwooda ku heeshi kara musikada tooska loo tumayo.

Weriyaha BBC-da Maxamed Xaaji Xuseen ayaa la kulmay Faadumo, waxa uuna waydiiyay bal in ay sharaxaad ka bixiso waxa uu qabto tiyaartarkaasi.