Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Falanqeyn ku saabsan weerarada Paris

Dr Sacad Sheekh Cusmaan oo ka faalooda arrimaha caalamka ayaa weriyaha BBC Cabdirasaaq Xaaji Catoosh uga warramay saameynta uu yeelan karo weerarka lagu qaaday Paris ee sababay dhimashada inkabadan 120 qof iyo dhaawaca ugu yaraan 200 oo qof.